Maanta
waxaa soomaalida ka baxay Shaqsi sooyaalka soomalida magac weyn ku
lahaa.ma uusan aheyn ruux magaciisa qoray iyo dagaal lagu bartay sidaas
darteed ayadan u arkeyn dad xitta waajibkii uu nagu lahaa u oofiyay oo
ahaa in ugu yaraan loo tacsiyeeyo.
waxaan nahay ummmad dadkeeda wanagsan xaqirta oo anan aqoonba xitta magacyadooda koowaad,kuwa dagaal oogayaasha ah oo dadka dhiigooda cabbane waan wada naqanaa oo waxaan nahay qaraabo iyo ehel ,inta ay noolyihiin waan buunbuuninaa marka ay dhintaanna fb iyo barta internate-ka ayaan ku wada cammirnaa magacooda.
Qofkii rabba inuu somalida barto waxaa ku filan marka uu qof wanagsan naga baxo sida aysan wax xanuun ah inoogu heyn iyo marka uu qof qab-qable dagaal naga baxo sida aan u baqbaqleyno..
Illaahey Jannadii firdowsa haka waraabiyo Abdulqadir Aroma.